Puntland ayaa sheegtay in ay u dhaqmayso sidii dowlad madax bannaan oo si gaar ah uga shaqaysa arrimaheeda gudaha iyadoo sabab uga dhigtay khilaafka siyaasadeed ee kala dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya.
Maamulka Puntland oo sheegay inay u dhaqmayaan sida Dowlada oo kale
on Sep 10, 2025