Amarka madaxweyne ee lagu sii kordhinayo waqtiga ayaa ku soo rogay cunaqabateyno kala duwan shaqsiyaad iyo hay’ado lagu eedeeyay in ay galeen xadgudubyo lala xiriirinayo dagaalka dhiigga ku daatay ee waqooyiga » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maamulka Trump oo dib u cusbooneysiiyay xaalada degdegga ee saaran Itoobiya
on Sep 14, 2025