Pentagon-ka ayaa sheegay in ciidamadan dheeraadka ee boqortooyada Sacuudiga loo dirayo looga gol leeyahay in boqortooyada looga ilaaliyo ‘weerarrada garaddarrada’
Mareykanka oo ciidamo dheeraad ah u diraya Sacuudi Carabiya
on Oct 12, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka