Zelensky oo soo dhoweeyay wax ka beddelka qorshaha lagu soo afjarayo dagaalka Ruushka

Submitted by on Nov 25, 2025

Waxay u muuqataa in xulafada Ukraine’ ee reer Yurub ay soo saareen nuqul qorshaha ah oo wax laga beddelay kadib markii ay diideen qeybo ka mid ah oo u xaglineysa Ruushka.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment