TPLF oo soo saartay qaaylo-dhaan kale oo ay kaga cabanayaan dowladda fedraalka Itoobiya

Submitted by on Nov 27, 2025

Afhayeenka xisbiga waxa uu cadeeyay in uu jiro “dareen lagu qabanayo doorasho aan sharci aheyn” oo ka dhacda gobolka Tigray taas oo uu ku sheegay in lagu “beegsanayo TPLF iyo dadkeeda”.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment