Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ku dhowaad 5,000 oo shaqaale doorasho ah loo diri doono goobaha codbixinta 25-ka Diseembar,
Doorashada Gobolka Banaadir oo loo diyaariyay 5,000 kun oo Shaqaale ah
on Dec 22, 2025
Wararka Warbaahinta Caalamka