Ciidanka Booliska oo Talaabo ka qaaday askari ku xadgudbay muwaadin u soo baxay codeynta doorashada

Submitted by on Dec 25, 2025

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa  qaaday talaabo deg deg ah oo la xiriirta askari ka tirsan ciidanka dowladda oo maanta ku xad gudbay muwaadin u soo baxay codeynta doorashada tooska ee ka socota magaalada Muqdisho.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment