Pakistan oo sheegtay in “dagaal furan” ay kula jirto Afghanistan, ka dib markii Islamabad duqeysay Kabul

Submitted by on Feb 27, 2026
← →

Duqeymahan ayaa yimid ka dib markii Taliban-ka Afghanistan ay ku dhawaaqeen weerar ballaaran oo ay ku qaadeen saldhigyo milatari oo Pakistani ku leedahay meel u dhow xaduudka,  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment