Israa’iil iyo Iiraan oo isweydaarsaday duqeymo cusub iyadoo Trump uu sheegay in Texran ay rabto in heshiis lagu soo afjaro dagaalka

Submitted by on Mar 25, 2026
← →

Hadalka Trump ayaa yimid maalin kadib markii saraakiisha Iiraan ay beeniyeen in xiriir lala sameeyay Mareykanka iyagoo ku tilmaamay sheegashada wadahadallada “war been abuur ah”
 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment