Netflix ayaa dacwad laga gudbiyay gobolka Texas iyadoo lagu eedeeyay inay aruuriso xogta ay leeyihiin carruurta iyo dadka waaweyn ee ku nool gobolkaan Mareykanka iyagoon ogolaansho helin, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Netflix oo lagu dacwaynayo in xogta caruurta iyo macaamiisha kalaba ay basaasto
on May 13, 2026