Nidaamka difaaca gantaallada ee mustaqbalka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump,uu amray la farsameeyo oo loo yaqaan “Golden Dome,” ayaa lagu qiyaasay inuu ku kacayo ku dhowaad $1.2 tiriliyan (£882 bilyan) si loo horumariyo, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Qiimaha uu ku kici doono nidaamka difaaca ‘Golden Dome’ ee Mareykanka iyo siduu u joojin karo gantaallada
on May 14, 2026