Amitabh Bachchan oo ay Soomaalidu u taqaanno Cali Dheere ayaa baaritaanno xiriir ah lagu marsiinayaa isbitaal ku yaalla magaalada Mumbai.
Jilaaga caanka ah ee Amitabh Bachchan(Cali dheere) “oo isbitaal loola cararay”
on Oct 18, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka