Maxaan ka ognahay waxa ka dhacay gudaha Hotel Elite?

Submitted by on Jun 8, 2026

Ciidamada amaanka ee gobolka banaadir ayaa gudaha hotel Elite ee magaalada Muqdisho ku soo bandhigay galabta hub iyo saanad kale oo ay sheegeen in ay ka dhex heleen huteelka.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment