Baarlamaanka Sweden ayaa maanta oo Talaado ah ansixiyay isbeddello sharci oo cusub oo fududeynaya in dalka laga masaafuriyo ajaaniibta ku kaca falal dembiyeed. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Baarlamaanka Sweden oo ansixiyay sharciyo cusub oo fududeynaya masaafurinta ajaaniibta dembiyada gala
on Jun 16, 2026