Qaxootiga Suuriya oo hogaaminaya Liiska Dadka Dalbaday inay Dalkooda ku laabtaan oo lasoo saaray

Submitted by on Jun 21, 2026

Tirakoob ay soo saartay Hay’adda Socdaalka Sweden ilaa 1-da Juun ayaa muujinaya in 121 codsi loo oggolaaday lacagta dib-u-noqoshada ikhtiyaariga ah intii lagu jiray lixdii bilood ee ugu horreysay sanadkan 2026.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment