Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay soo qabteen ciidamo lagu eedeynayo inay ku lug lahaayeen is-rasaaseyn xalay ka dhacday meel u dhow hotel Naasa Hablood oo uu ku dhintay taliyihii ciidanka Gorgor Maxamed Suleymaan Abuukar
Muqdisho: Taliye Gorgor oo Is-rasaaseyn ku Dhintay
on Oct 19, 2019