Xuutiyiinta oo bar tilmaameedsaday garoon sacuudiga ku yaalla ayagoo u digay dayaaradaha isticmaala hawada dalkaas

Submitted by on Jul 14, 2026

Afhayeenka ciidamada Xuutiyiinta ayaa uga digay shirkadaha diyaaradaha inay ku duulaan hawada Sacuudiga “ka hor inta aan la qaadin xayiraadda garoonka diyaaradaha ee Sanca”.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment