Qorshaha ayaa waxa uu ahaa in la isticmaalo mid ka mid ah goobaha loo nasiino tago ee madaxweynaha uu ku leeyahay gobolka Florida hasayeeshee dhaleecayn kulul ayaa arrintaas ka dhalatay.
Muxuu Trump meesha uga saaray qorshe uu shirka G7 ugu qaban lahaa xaruntiisa golfka lagu dheelo ee Miami?
on Oct 20, 2019