Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato
Waxa cajib ah nin siyaasi ismood ah oo ka so bixi kari waayay xil xisbinmo ba raaba in u bulshada ka dhaadhiciyo aafada musuqa iyo barnaamij xisbi !?,xisbi walba ma xamilaan nin kolba munaafaqada iyo is qabsi mar walba taagan gudahiis !?