Afar ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa la la’yahay iyadoo laga cabsi qabo inay dhinteen kadib markii doon ay la socdeen ay ku qallibantay xeebta magaalada Marka.
Doon ay saarnaayeen ciidamo oo ku rogmatay xeebta Marka
on Oct 21, 2019