Laftagareen iyo Gen Shubka oo lagu daray liiska cunaqabataynta maaliyadeed ee la xiriirta Al-Shabaab

Submitted by on Oct 13, 2026
← →

Guddiga Qaranka ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ee Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu ku tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment