Waxay ahayd salaam aan la filayn in laga maqlo isu-soo-bax ay taageerayaasha Xisbiga Dimuqraadiga ku dabaaldegayeen guusha doorashadii dhexe ee Mareykanka. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Siyaasiyiinta da’da yar ee asal ahaan Afrikaan ah ee taariikhda ka dhigay doorashadii dhexe ee Mareykanka iyo kaalinta Soomaalida
on Nov 5, 2026