Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa go’aamiyay in dacwadda wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon lagu qaado Maxkamadda gobolka maroodi-jeex sida uu ii sheegay garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo u doodaya.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Go’aamiyay In Dacwadda Wariye Coldoon Lagu Qaado Hargeysa
on Apr 22, 2019