Warbaahinta qaranka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa xaqiijisay in Kim-Jong-un uu mar dhaw u socdaalayo dalka Ruushka si uu kulankiisii ugu horreeyay ula yeesho madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin
Kim-Jong-un iyo Putin oo markii u horraysay kulmaya
on Apr 23, 2019