Roobab xoog leh ayaa ka da’ay deegaannada xeebaha Somaliland iyadoo meelaha uu khasaraha u geystay ay ka mid tahay deegaanka Cabdi Geeddi oo waqooyi kaga beegan magalada Hargaysa
Roobab khasaaro geystay oo ka da’ay Somaliland
on Nov 4, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka