Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay fasax siisay wafdigii dowladda Kenya ka socday ee Kismaayo tagay

Submitted by on Nov 5, 2019

Wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo BBC-da la hadlay ayaa beeniyay in Dowlada Soomaaliya ay ogeyd in wafdigii Kenya ee ka qeybgalay caleemo-saarkii Axmed Madoobe ee Kismaayo.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment