Qoys sagaal ruux ka kooban oo kuwa ugu yar ay ahaayeen mataano 8-bilood jira ayaa lagu xasuuqay waqooyiga dalkaasi Mexico xilli ay gawaari ku safrayeen islamarkaana ay booqasho dalkaasi ku joogeen.
Qoys Mareykan ah oo sagaal ruux ka kooban oo la xasuuqay xilli ay gaari ku safrayeen waqooyiga Mexico
on Nov 6, 2019