Qabanqaabiyeyaashii shaqo-joojinno taxane ahaa oo looga cabanayay sida ay shirkadda Google ula dhaqanto haweenka ayaa sheegay inay shirkaddu siyaabo kala duwan uga aargoosanayso.
Google ‘oo ka aargoosanaya shaqaale ka cabanayay takoor loo geysto haweenka’
on Apr 23, 2019