Waxa maanta magaalada Nayroobi ka furmey tababar ay wada jir u qaban-qaabiyeen VOA iyo hey’adda Mareykanka u qaabilsan ka hor-tagga cudurrada faafa ee magaceeda loo soo gaabiyo CDC.
Nairobi: Weriyayaal loo furey tababar ku saabsan cudurka Dabeysha
on Apr 24, 2019