Ku-xigeenka xoghayaha Mareykanka ee arrimaha Afrika ayaa ugu baaqday militariga Suudaan in sida ugu dhaqsiyaha badan ay xukunka ugu wareejiyaan dowlad rayid ah.
Mareykanka Oo Amar Culus Dul dhigay Militariga Qabsaday Xukunka Dalka Suudaan.
on Apr 24, 2019