Maxay tahay sababta Ruushka looga mamnuucay ka qeyb galka cayaaraha dunida ugu waa weyn?

Submitted by on Dec 9, 2019

Ciyaartoyda Ruusha ee aan isticmaalin dawooyinka la mamnuucay ayaa loo ogolaan doonaa inay ka qeyb qaataan ciyaaraha Olimbikada laakiin waxay hugan doonaan calan dhexdhexaad ah oo ma matali karaan dalkooda

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment