Kumanaan Qof Oo Saaladda Jimcaha ku Tukaday Afaafka Hore Ee Saldhiga Militariga Suudaan.

Submitted by on Apr 26, 2019

Kumanaan qof oo dibadbaxyo ka dhigayay dalka Suudaan ayaa maanta salaadda Jimacaha ku hor tukaday afaafka hore ee saldhigga ugu weyn militariga Suudaan ee ku yaalla magaalada Khartuum halkaas oo ay dibadbaxyo ka wadeen tan iyo shalay.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment