Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in xaaladda gurracan ee ay ku nool yihiin dadka Yemen ay ka dhalatay faragelinta ba’an ee ay dalkaasi ku hayaan Sucuudiga iyo Imaaraatka.
Ilhaan Cumar oo sheegtay inaanan la eegan karin waxa Sucuudiga iyo Imaaraatka ay ka wadaan dalka Yemen
on Apr 27, 2019