Shalay iyo dorraad diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa waxaa ay weeraro jawaab u ah qarixii dorraad ka dhacay X-kootarool ee duleedka magaalada Mudisho la beegsadeen kooxda Al-Shabaab.
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo duqeyn jawaab u ah qaraxii X-CTRL la beegsaday al-Shabaab
on Dec 30, 2019