Warbaahinta Kenya ayaa tebinaysa in maleeshiyaa looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ay maanta weerareen bas marayey degaanka Nyongoro oo ka tirsan gobolka xeebta ee LAMU.
Koox la tuhmayo inay Shabaab yihiin oo bas ku weeraray Lamu
on Jan 2, 2020