War kasoo baxay ururka Booliiska Soomaalida Mareykanka

Submitted by on May 1, 2019

Kadib markii shalay ay maxkamad ku taala magaalada Minneapolis ay dambi ku heshay Maxamed Nuur oo horey uga tursanaa booliiska Minnepaolis ayaa Ururka ay leeyihiin xubnaha booliiska asalkoodu Soomaaliga yahay waxay soo saareen war saxaafadeed.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment