arumaha ganacsi ee ku yaalla caasimadda Muqdisho ayaa dhaqan-geliyay amar ka soo baxay ururka al-Shabaab oo la xiriira inan la adeegsan kaamirooyinka qarsoon ee CCTV-yada,gaar ahaanna kuwa bannaanka goobaha ganacsiga lagu xiro,sida laga soo xigtay qaar ka mid ah ganacsatada oo diidday in magacyadooda iyo muuqaalkooda la adeeg
Xarumaha Ganacsi Muqdisho Oo Amarka Al-Shabaab Looga Furay kaamirooyinka CCTV-yada
on May 4, 2019