Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray goordhow magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland isagoo ka qeybgalay kulan lagu wado inuu berri ka furmo Garowe.
Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Magaalada Garowe.
on May 4, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka