Shir wadatashi ah oo u dhaxeeya dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada ayaa goor dhow ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
Shirkii Dowladda Federaalka iyo Maamul-gobolleedyada Oo ka Furmay Garoowe(Sawiro)
on May 5, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka