Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si daahfuran ay u tartansiineyso Shirkdaha diyaaradaha ee qaada dadka Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan 2019 soo gudanaya Acmaasha Xajka.
Shirkadaha Diyaaradaha Ee Xujeyda Qaada Oo Tartan Daah Furan loo Qabanayo.
on May 6, 2019