143 xildhibaan oo lagu eedeeyay xil gudasho la’aan iyo in ay ku talagal uga maqnaadaan kulamada Baarlamaanka.

Submitted by on May 7, 2019

Iyadoo dhowr jeer oo hore kooram la’aan uu u baaqday fadhi ay yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka ayuu ugu danbeyntii guddoonka Baarlamaanku sheegay in ay jiraan xildhibaanno si ku talagal ah uga maqnaada fadhiyada baarlamaanka.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment