Ugu yaraan afar Askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad galabta ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.
Khasaaro ka Dhashay Is-hortaag Lagu Sameeyay Musharax ka soo Degayay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.
on May 9, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka