Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay duqeymaha ay ciidamada Mareykanka ka gaystaan Soomaaliya ee lala beegsado kooxaha argagixisada.
Faaqidaadda: Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya
on May 10, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka