Dowladda Soomaaliya oo ku tilmaamtay go’aan siyaasadeed tallaabadii Kenya ku hakisay duulimaadyadii tooska ahaa,

Submitted by on May 11, 2019

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay go’aankii ay gaartay dowladda Kenya ee ay ku hakisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi,

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment