MaxkamadXukun Dil ah ku Riday Rag loo Heystay kufsigii iyo Dilkii Caaisha Ilyaas

Submitted by on May 12, 2019

Maxkamadda Darajarada koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa maanta soo gabagabeysay kiiskii kufsiga iyo dilkii ka dhacay bishii February ee sanadkan Gaalkacyo ee loo geystay Caaisha Ilyaas Aadan oo aheyd gabar 12 jir ah.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment