Shaqada Garsooranimada ama Albiitaraha ayaa ah shaqo aad u adag ,Sumaya Shidane waa gabar soomaaliyeed oo 16 jir ah kuna nool Magaalada Ovrhalla ee gobolka Trøndelag.
16 sano jir Soomaali ah oo wacdaro ka dhigtay Norway
on May 13, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka