Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee Puntland ayaa dikreeto ka baxay lagu amray dhammaan shirkadaha iyo hay’adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah ee ka howlgalla deegaannada Puntland inay soo gudbiyaan xogta shaqaalahooda ajnebiga ah.
Puntland Oo Awaamiir Cusub Duldhigtay Shaqaalaha Ajaaniibta.
on May 15, 2019