Guddiga kala saaridda Xamlooyinka u soo tartamay fulinta adeegga Xajka oo ay magacowday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Qiimaha Sanadkaan lagu xajin doono iyo shirkadaha adeegaas qaban doono.
Shirkadaha ku Guuleystey Addeegga Xajka iyo Qiimaha Lagu Xajinayo Oo la Shaaciyay.(Akhriso)
on May 17, 2019