Dowlada Kenya ayaa bilowday iney viisaha ama dalku galkeeda ka joojiso Wasiirada iyo xildhibaanada Baarlamanka Somalia ee dalkaas booqanaya.
Kenya Oo Fiisaha Dalku Galka U Diiday Madaxda Dowlada Soomaaliya & Masuuliyiin ku Xaniban.
on May 20, 2019