Kumannaan ruux oo taageera kooxda Manchester City ayaa safaf dhaadheer ku galay waddooyinka magaalada iyaga oo u damaashaadaya taariikhda ay kooxdu samaysay.
Kumannaan ruux oo u dabaaldagay taariikhda ay samaysay Manchester City
on May 21, 2019